SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DHUL GARIIR KU DHUFTAY DALKA AFGANISTAN.

BURBURKII DHUL GARIIRKA.

(AFGANISTAN)-Dhul gariir aad u xoogan laguna qiyaasay(6.1) ayaa waxa uu ku dhuftay gobol buuraleey ah balse ah meel miyi ah bariga dalka Afganistan waqti hore oo maanta oo Arbaca ah.Dhul gariirka ayaa dilay dad gaarayo ilaa 100-qofood waxaane ku dhawacmay dad ka badan 1,500-qofood oo kale,waane dhul gariirkii ugu dhimashada badnaay muddo ka badan toban sano. Wakaaladda wararka u faafiso dalkaasi Afgaanistan ayaa sheegtay in sarakisha dawladda ka digtay in laga yaabo ineey sii badan karto dhibatada soo gaartay dadka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.