SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DHUL GARIIR KA DHACAY IRAAN.

BURBURKII DHULGARIIRKA.

(IRAAN)-Dalka Iraan ayaa waxaa ka dhacay dhul gariir quwadiisa lagu qiyaasay ineey dhan tahay(5.6) gobol ku yaalo koonfurta dalkaasi Iraan maanta oo Sabti ah,dhul gariirka ayaa dilay hal qof waxaane ku dhaawacmay 30-qofood oo kale sida eey soo wariyeen wakaaladaha wararka ee dalkaasi Iraan. Dhul gariirka ayaa ku dhuftay Jasiiradda KISH ee gobolka Hormozgan saacadu markeey ahayd sideedii iyo todobo daqiiqo oo subaxnimo(8:07-AM) waqtiga maxaliga,waxa uuna dhul gariirku qoday dhul lagu qiyaasay 22-kiilomitir(14-MILES) sidaas waxaa qortay wakaaladda IRNA.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI