SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DH/MAREEB: QARAXYO LA FASHILIYEY.

(SAWIRKA)-MADAXTOOYADA GALMUDUG.

(DH/MAREEB)-Aroornimadii maanta oo Khamiis ah(28/9/23)-ka waxaa banaanka magaalada caasimadda u ah Galmudug lagu fashiliyey laba Qarax ey soo maleegeen maleeshiyaadka kooxda Alshabaab,Qaraxa koobaad ayaa waxaa ka hortegay askeri ka tirsan ciidamadda booliska Galmudug lana yiraahdo Galad,askerigaan ayaa sida la sheegay ku hor gooyey baabuurkii uu weday baaburki weday Qaraxa dabadeedna uu sidaas ku Qarxay wax dhibaato weyn oo soo gaartay ma jirto Galad iyo saaxibadiisa ka wada tirsan Booliska Galmudug,halka Qaraxa labaad ey ka hortageen ciidamadda NISA oo iyagana ka mid ah ciidamadda ilaaliya caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.