SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DHIB INTEE LA EG AYEY MARAAN QAXOOTIGA?

(SAWIRKA)-QAXOOTIGA REER MASAR EE JOOGA TALYAANIGA.

(ROME)-Waxa aan inta badan maqalnaa erayga TAHRIIB kaaso macnihiisu yahay gelida dal kale si aan sharci ahayn,Tahriibka ayaa waxaa gala dad ka soo jeedo dalal ey aad u liidato xaaladahooda dhaqaale iyo Amni,Tahriibayashu ayaga ayaa doorta qaabka ey u tahribayaan kuna gaarayaan halka ey iyagu rabaan iney gaaraan. Dalka Libiya waa halka xudunta u ah Tahriibayaasha ka soo jeedo Qaaradaha Afrika iyo Aasiya si ey u gaaraan Qaaradda Yurub,dadka reer Masar ayaa qeyb weyn ka ah Tahriibayasha ka baxay xeebaha dalka Libiya si ey u garaan dalka Talyaaniga. Reysal Wasaaradda Talyaaniga Giorgia Meloni ahne shaqsi aad u neceb soo galootiga ayaa soo saartay sharciyo aad u adag kuna saabsan Qaxootiga soo gaaray dalkeeda hadaba maxaa ku haysta Qaxootiga dhibka soo maray ee reer Masar gudaha dalka Talyaaniga?

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.