DHAC LOO GAYSTAY..
RUJA IGNATOVA.
(DUBAI)-Qoyska xukuma dalka Imaaraatka Carabta Midoobay(UAE) ayaa laga yaabaa ineey dhumiyaan malaayiin doolarka Maraykanka ah kuna dumiyaan CRYPOQUEEN oo ah BITCOIN SCAM.Madaxa xukuma imaarada Shaariqa ee dalkaasi UAE Saciid Bin Faysal Al-Qaasimi ayaa sheegay ineey ka dhuntay lacag dhasn $52-Milyan oo doolarka Maraykanka ah lacagtaas ayaa looga dhacay “SCAM” eey iska leedahay gabarta uu raadinaayo Maraykanka ee la yiraahdo RUJA IGNATOVA.Qoyska xukumo dalka Imaaraatka ayey dhici kartaa ineey ka dhunto lacag dhan malaayiin doolarka Maraykanka ah taasoo kaga dhuntay “BITCOIN”waxaane lagu eedeyey ineey dheceen “CRYPTOCURRENCY SCAM”kaaso eey daba taagan tahay hayadda FBI-da Maraykanka,CRYPTOCURRENCY ayaa ka furan dalalka Jarmalka iyo Bulgaariya waxaane iska leh gabarta la yiraahdo RUJA IGNATOVA.
ISHA WARKA MEE.