SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DFS OO WAR KA SOO SAARTAY DAGAALKA MASAJID CALI GUDUUD.

CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.

(MUQDISHO)-Waxa uu dagaal adag ka socday maalmihii la soo dhaafay degaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Sh/dhexe ee maamulka H/Shabeele,dagaalkan ayaa waxa uu dhexeeyey CXDS oo kaashanaayo dadka degaanka iyo kooxda Alshabaab,dagaalka ayaa soo bilawday maalintii Kahmiista eey bishaan ahayd 20/10/2022-ka.War saxafadeedka looga hadlay arrimaha dagaalka ayaa waxaa saxaafadda la wadaagay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska DFS Mudane C/raxmaan Alcadaala

ISHA WARKA SUUQ BACAAD MEDIA.

HALKAAN KA SII AKHRI.