SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DENMARK OO XIREEYSO SAFAARADEEDA TANZANIA.

Dalka Denmark ayaa maanta oo Jimca ah(27/8/2021)-ka sheegay inuu xiri doono safaaradaha uu ku kala leeyahay dalalka Tanzania iyo Arjantiin sidoo kale dalka Denmark ayaa xiri doono qunsuliyadda guud ee ku taalo Changqing ee dalka Shiinaha iyo xafiiska ergadda ganacsi ee reer Denmark ee ku sugan magaaladda Baarshiloona ee dalka Isbayn. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Denmark Jeppe Kofod ayaa sheegay sababta keentay in la xiro safaradaha iyo xafiiska ergadda ganacsi ee reer Denmark tahay mid looga dan leeyahay dib u habayn lagu sameeynaayo shaqadda safaaradaha iyo ergooyinka ka hawlgala dibadda dalka. XIGASHO EAST AFRICAN.

RIIX HALKAAN.