DENMARK OO MAANTA U CODAYNAYSA..
CIIDAMO DANISH AH OO TABABAR U SOCDO.
(DENMARK)-Dalka Denmark ayaa u muuqdo inuu heegan u yahay inuu ku biiro siyaasadda difaaca reer Yurub,arrintan ayaa imaaneyso ka dib markii eey saxiixeen qaar ka mida ka mid noqoshada siyaasadda difaaca reer Yurub waxaane arrintaan sababteed leh Ruushka duulaankiisa ee dalka Yukrayn bishii Febraayo-2022-ka. 69% dadka reer Denmark ayaa la sheegay ineey u codeeyeen ineey ku biiraan siyaasada difaaca Yurub halka 31% ka mida dad reer Denmark eey diideen ineey u codeyaan ka mid noqoshada siyaada difaaca Yurub,codaynta ayaa waxa eey ka dhacday dalka Denmark maanta oo Arbaca ah kuna beegan 1/6/22-ka.
XIGASHO WAKAALADO.