SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DEGMADA CEELBUUR OO LAGA QABSADAY ALSHABAAB.

(SAWIRKA)-TALIYAHA CIIDAMADDA LUGTA SOOMAALIYEED S/G.AXMED ADEN.

(GALMUDUG)-Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaayo saaxibadda caalamka iyo dadka degaannka ayey u suurtagashay maanta oo Jimca ah(25/8/23)-ka iney gudaha u galaan degmada faca weyn ee Ceelbuur Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug,arrintaan ayaa timid ka markii ey ciidamada XDS si tartiib tartiib ah ugu siqeen degmadaan qadimiga ah ee Ceel buur,waxaane weli loo ogolaan dadka shacabka iney soo galaan gudaha degmad inta laga hubinaayo miinooyinka ey kooxda ku aaastay gudaha degmada. Taliyaha Ciidamadda XDS Gen.Axmed Adan ayaa u hadlay Idaacadda Codka Maraykanka laanteeda Afka Soomaaliga(VOA-Somali).

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKANA KA DHEGAYSO.