DEGAANKA BURUJEED OO LOO DIRAY CIIDAMO.
(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA EE LOO DAABULAY BURUJEED.
(BURUJEED)-Wararka inaga soo garaayo degaanka Burujeed ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaayo in halkaasi ey maanta gaareen ciidamo ka tirsan Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed kuwaaso loogu talagalay iney xoojiyaan ciidamadii halkaasi ku sugnaay ee shalay uu halkaasi ku qabsaday dagaalka,ciidamadaan xoojinta ah ayaa laga soo daabulay saldhiga Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed ee magaaladda Dhuumareeb. Bariga Gobolka Galgaduud ayaa ah halka ey isku urursadeen Alshabaab kana dhigteen goob ey kaga soo duulaan ciidamadda dawladda iyo xoogagag degaanka.
ISHA/HIIRAAN.