SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAWLADDA TANZANIA OO MEG DHAW SIISAY…

SAWIRKA DIYAARADII KU DHACDAY HARADA VICTORIA.

(DAR ES SALAAM)-Ehelka 19-qofood oo ku dhimatay markii diyaarad qaada rakaabka ey ku dhacday harada Victoria todobaadkii hore dhammaadkiisa ayaa xaq ahaan waxa ey u heleen lacag dhan 170-Milyan oo doolarka Maraykanka ah,sidaas waxaa sheegtay dawladda Tanzania maalintii Khamiista waqti dambe.Diyaaradda ku dhacday harada Victoria ayaa ku jirtay duulimaad tirsigiisu yahay PW494 waxa eyna waday rakaab dhan 39-qofood ey 38-qofood oo ka mida yihiin dad waa weyn hal qofne uu yahay canug socod barad ah iyo afar qofood oo shaqaalaha diyaada ahaay waxa eyna diyaadda ku dhacday harada Victoria una dhaw magaaladda Bukoba waqti hore maalintii Axada ee ina soo dhaaftay,diyaaradda ayaa ku jirtay duulimaad ka yimid magaaladda ganacsiga ee Dar Es Salaam.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.