SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA SHIINAHA OO ISKU SII FIDINAYO…

(SAWIRKA)-MADAXWEYNAHA SHIINAHA IYO DHAXAL SUGAHA SACUUDIGA.

(RIYAD)-Dalka Shiinaha waxa uu raad muuqdo ku yeeshay dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee taagan bariga dhexe waxaane hadda soo ifbaxaysa in dalka Shiinaha uu rabo inuu booska ka riixdo dalka Maraykanka,waxa uuna dalka Shiinaha heshiis cad dhex dhigay dalalka sacuudiga Iraan waxa uuna qaboojiyey dagaalkii dalka Yeman ey ku wada lug lahaayeen Iraan iyo Sacuudiga. Todobaadkii la soo dhaafay ayey ahayd markii uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka Antony Blink uu Riyad kaga qeybgalay shir ey isugu imaanayeen Wsiiradda Arrimaha Dibadda wadamadda Khaliijka,Washington ayaa ah dal aan qofna weydiiney kala doorashada labada dal ee Shiinaha iyo Maraykanka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.