DALKA NORWAY OO MARTIGELIN DOONO…
URURKA NATO.
(OSLO)-Dalka Norway ayaa martigelin doono fadhiga aan rasmiga ahayn ee Wasiiradda arrimaha dibadda ee wadamada xubnaha ka ah ururka NATO sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay dalka Norway,shirkaan aan caadiga ahayn ayaa waxa uu ka dhici doonaa magaaladda caasimadda ah ee OSLO taariikhdu marka ey tahay 31/5/23 ilaa 1/6/23-ka. Dalka Norway ayaa ka mida ah wadamadda lagu aasaaasay ururka NATO waane dalka ka tirsan wadamadda la isku yiraahdo Iskandanefiyaanka kuwaaso qaar ka mida eysan ka mid ahayn ururka Nato sida Finland iyo Sweden.
ISHA WARKA AA.