SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA MARAYKANKA OO DAMACSAN….

SIGAARKA NUUCYADIISA KALA DUWAN.

(USA)-Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa soo jeediyey sharci lagu sugaayo inta eey la ekaaneyso NECOTINE-ta ku jirto sigaarka iyo dhammaan waxyaabaha kale ee laga sameeyo Tubaakada waxa uuna maamulka Biden isku dayaa inuu yareeyo Necotine-ta taaso ah Kiimiko qofka ku qasbeeyso inuu mar walba isticmaalo sigaarka. Sharcigaan ayaa lagu wadaa inuu dhaqan galo bisha Meey-2023-ka kaasoo dadka caba sigaarka u fududeeyn doono ineey si sahlan isaga joojiyaan cabitaanka sigaarka.

ISHA WARKA GURADIAN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.