SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA LIIBIYA TARHIIBAYAAL LA IS HORTAAGAY.

(ABOARD GEO BARENTS):Ciidamadda ilaaliyo xeebaha dalka Liibiya ayaa joojiyey laba doon oo siday dad gaaraayo in ka badan 550-qofoodoo oo u tahriibaayey qaaradda Yurub ayagoo sii maraayo dalka Liibiya sidaas waxaa sheegay xafiiska qaramadda midoobay u qaabilsan qaxootiga,is hortaagaan tahriibayaasha ayaa ah kii ugu dambeeyey kaasoo eey tahriibayasha isku dayeen ineey ku gaaraan qaaradda Yurub ayagoo sii maraayo dalka ku yaalo waqooyiga afrika ee Liibiya.Tahriibkaan ayaa ku soo beegmay laba maalin ka dib markii eey xukuumadda Liibiya bilawday ineey raafto dadka aan sharciga ku joogin dalkeed una badan afrikaanka,natiijadda la shaaciyey kuna saabsan hawlgalkii raafka afrikaanka ayaa tilmaantay in dadkii la qabtay eey gaarayaan 4000-qofood. XIGASHO AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.