SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA KANADA OO UU KA BAXAY…

GOOB LAGA QAXWEYO.

(CANADA)-Dalka Kanada waxaa shalay oo Jimca ahayd si balaaran uga maqnaay shabakada Internet-ka mana eey shaqeynayn telfoonada gacanta(Mobile),maqnaashaha Internet-ka ee Kanada ayaa waxa uu carqaladeeyey shaqada ciidamada Booliska ee dalkaasi Kanada,goobihii ganacsiga iyo maxakamdihii waxa eeyna dadka Internet u raadsadeen goobaha laga cabo qaxwada. Shirkada ROGERS ee ah tan bixisa adeega Internet-ka ee dalkaasi Kanada ayaa sheegtay in shaqaaleheeda si adag uga shaqeynayaan sidii qof walba uu dib ugu heli lahaay Internet si dhaqsi ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.