DALKA JAAD OO BAABI’IYEY TODOBO XISBI.
DADKII KU DHAAWACMAY BANAANBAXYADII DALKA JAAD.
(JAAAD)-Xukuumadda Jaad ayaa waxa eey xadaysay xisbiyadda Mucaaraddka ee dalkaasi maanta oo Jimca ah,waxa eyna xukuumadda Jaad baabi’isay todobo xisbi siyaasadeed waxa eyna baadi goob ugu jirtaa xafiisyada xibsiyo kale maalin uun ka dib markii uu dhacay banaabixii weynaay kaaso eey ku dhinteen dad gaaraayo 60-qofood.Hogaamiye ka mida xisbiyada Mucaaradka dalka Jaad oo caan ah lana yiraahdo Succes Masra ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in xarumaha waa weyn ee xisbigiisa LE TRANSFORMATEURS ineey Fetesheen ciidamadda Amaanka dalka Jaad ayagoo xoog ku galay xarunta xisbiga.
ISHA WARKA AP.