SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA IRAAN OO XABSIGA DHIGAY…

IRAAN OO XABSIGA DHIGTAY 100-QOFFD.

(TEHRAN)-In ka badan 100-qofood ayaa xabsiga loo taxaabay gudaha dalka Iraan maanta oo Sabti ah,dadkaan la xiray ayaa lalal xiriirinayaa iney sumeyn isdaba jooga ah ka gaysteen dugsiyada ey dhigtaan Gabdhaha sida ey sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Iraan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Iraan ayaa lagu sheegay in la xiray dad ka badan 100-qofood uuna ku socdo baaritaan,dadkaan ayaa laga kala qabtay TEHRAN,QUM,ZANJAN,KHUZESTAN,HAMEDAN,FARS,GILAN,GALBEED AZARBAJAN,BARIGA AZERBAJAN IYO RAZAVI KHORASAN.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.