SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA HOLLAND LIX CARUUR AH OO LA WEYSNAAY…

THE HAGUE.

(THE HAGUE)-Maxkamad ku taalo dalkaasi Holland ayaa maanta oo Talaada ah waxa eey seddex sano oo xariga ku xukuntay nin u dhashay dalka Austria ninkaso lagu helay dembiga ah inuu lix caruur ah meel gaar ku xirtay muddo sannada ah kana gooni yeelay adduunka intiisa kale goobtaaso ka fogeed aabaha dhalay caruurta lixda ah.Dacwadaan ka hadalkeeda ayaa ah mid qabsatay cinwaanada wararka caalamka ka dib markii la ogaaday bishii oktoobar-2019-kii.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.