SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA GIRIIGA OO JIRDIL U GAYSTAY DAD QAXOOTI..

GIRIIGA OO CADAABAAYO TAHRIIBAYAAL.

(ANKARA)-Koox muhaajiriin ah ayaa laga helay jirdil iyo in gacmahooda lagu xiray katiinado gudaha Jaziirad laga leeyahay dalka Giriiga ee Lesbos(Milidi) sidaas waxaa shalay oo Talaado ahayd sheegay Takhaatiirta aan Xuduuda lahayn. Koox muhaajiriin ah kana kooban laba iyo labaatan qofood ahne kuwa mar dhaw soo gaaray Jaziiradda ayaa seddex ayaga ka mida waxaa gacmahooda lagu arkay dhaawacyo ka soo gaaray katiinado lagu dhuujiyey iyo afar dhaawac oo kale eeyna ku jirto Jirdil sidaasne waxaa lagu sheegay qoraal eey si wadajir ah u soo saareen hayado caalami ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.