SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA FINLAND OO XUBIN BUUXDA KA…

XARUNTA NATO EE BRUSSELS.

(BRUSSELS)-Waa qeyb ka mida siyaasadda furan ee Isbahaysiga NATO iyo balaarintiisa,dalka Finland waxa uu noqday dalkii 31-aad ee xubin buuxda ka noqda Isbahaysiga NATO waqti uu isbahaysigu u dabaal degaayo sannad guuradiisii 47-aad. Dabagelid iyo aqbalaad deg deg ah,ugu dambayntiina dalka Finland calankiisa waxaa laga dul taagay xarunta Isbahaysiga NATO ee caasimada dalka Biljam ee Brussels,waxaane xaflad la qabtay shalay oo Talaada ahayd ka soo wada qeybgaleen dhammaan Wasiiradda Arrimaha Dibadda wadamadda xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.