DALKA DENMARK OO XUKUN KU RIDAY…
MAXKAMADDA.
(DENMARK)-Nin u dhashay dalka Suuriya oo 35-jir ah ayaa lagu xukumay 16-sano oo xabsi ah shalay oo Talaada ahayd ka dib markii lagu helay dembi ah inuu isku dayaayey inuu kaalmo dhaqaale u fidiyo urur argagixisa ah gudaha dalka Denmark,ururka uu ninkaan dhaqaalaha siinaayey ayaa ah ururka Daacish. Cali Al-Masry ayey maxkamada Hobaek xukun ku wada riday isaga(16)-sano iyo xaaskiisa oo haysata dhalashada dalka Denmark asalkeeduna yahay Ciraaq oo jirta 35-jir ah walaakiis oo 37-jir ah ayey maxkamdu ku kala xukuntay xabsiyo dhan sagaal bilood iyo lix bilood. Al-masry ayaa la soo xiray sannadkii 2021-kii waxaane lagu soo qabtay waxyaabaha Qarxa oo kiimiko ah culayska Kimikada ayaa dhamaay 11.793-kiilo ah.
ISHA WARKA AA.