DALKA DENMARK OO TARXIILAY NIN U DHASHAY…
PHIL IYO SAXIBADIISA.
(DENMARK)-Nin u dhashay dalka Ingiriiska kuna noolaay dalka Denmark halkaas oo ey deganeed geber saaxibtiis ah ayaa laga soo masaafuriyey dalkaasi Denmark ka dib markii uu afar maalmood uu dib uga dhacay inuu dalbado sharcigii uu ku joogi lahaay dalkaasi Denmark waayo dalka Ingiriiska ayaan hadda ka mid ahayn wadamadda reer Yurub. Xildhibaan ka mida xildhibaanada baarlamaanka dalka Denmark Mads Feylede ayaa u dagaalamay sidii uu u joojin lahaay musaafurinta ninkaan u dhashay Ingiriiska Phil Rusell,waxa uuna xildhibaan Mads sheegay ineey tahay wax la siku raacay in Phil laga eryo dalka Denmark ayadoo uu jiro sharci difaacaayo xuquuqda qofka u dhashay dalalka yurub.
ISHA WARKA GURDIAN.