SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DALKA DENMARK OO LAGU GUBAAYO MAR KALE…

(SAWIRKA)-DUMAR MUSLIMIIN AH OO KOR U TAAGAAYO KITAABKA QURAANKA KARIIMKA AH.

(ANKARA)-Ururka Islaamka ee adduunka ayaa shalay oo Axad ahayd(23/7/23)-ka waxa uu cambaareeyey Ixtiraam darida lagula kacay Kitaabka Quraanka Kariimka ah gudaha dalka Denmark. “Ururka Islaamka Adduunka waxa uu si xoog ah u cambaareynayaa suuragalne ah in loogu yeero iney tahay Dembi Ixtiraam la’aanta Kitaabka Quraanka Kariimka ah lagu sameeyey,waxaane dembigaan galay Xagjir ku sugan caasimadda dalka Denmark ee Copanhagen,Denmark waxa ey mar kale ku celisay iney iyaga sharaf dhac ku tahay falka dhacay kaaso ah mid kicinaayo dareenka Muslimiinta”sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Urur aan dawli ahayn uu fadhigiisu yahay magaaladda Barakaysan ee Makkah.

ISHA/AA.

HALKAN KA SII AKHRISO.