DALKA BILJAM UU KA DHACAY WEERAR….
GOOBTA UU KA DHACAY WEERARKA.
(BRUSSELS)-Xukuumadda Biljam ayaa maanta oo Jimca ah sheegtay in qof gacan ku dhiigla ah uu dilay hal askeri waxa uuna dhaawacay mid kale ka dib markii uu ku weeraray mindi,ninkaan gaystay weerarka ayaa waxa uu dalka Biljamka ugu jiray liiska dadka loo haysto ineey yihiin aragagixiso si aad ah xagjirsan.Ninkaan gaystay weerarka ayaa la xiray muddo dhan lix sano waxa uuna ku mutaystay inuu galay demniyo caadi ah,waxa uuna shalay oo Khamiis ahayd ka soo baxay saldhig boolis si askarta joogta saldhigaas ugu sheego ineey yihiin dad cunsuriyiin ah laakinse askartii joogtay saldhiga ma aysan xirin ka hor inta uusan bilaabin weerarka uu adeegsaday Mindia.
ISHA WARKA AP.