SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAGAALKA SUDAN MA LEEYAHAY DHAMMAAD?

(SAWIRADA)-QAXOOTIGA JOOGA YEMAN.

(SUDAN)-Dalka Sudan waxaa weli ka socdo dagaal u dhexeeyo labada Generaal ee iska soo horjeedo kuwaaso isku haayo talada dalka Sudan kooxdii hogaamin lahayd,dagaalkan ayaa soo bilawday 15/4/23-ka waxa uuna hadda marayaa afar bilood iyo dhawr maalmood mana jirto cid ilaa hadda soo kala dhexgashay labadaan Generaal ee halaagay shacabkii Sudan. Wadamada deriska la ah Sudan sida Libiya ayaa ah dal si aad ah ugu lug leh dagaalka dalka Sudan,sida cad Libiya waxaa ku sugan kooxo calooshood u shaqeystayaal ah kana soo jeedo dalka Ruushka(Wagners),kooxdaan ayaa gacan saar la leh mid ka mida Generaalada isku haayo dalka Sudan,ujeedka arrinkaan ayaa ah sidii gacanta loogu gelin lahaay dalka Ruushka khayraadka dalka Sudan.

ISHA/ARAB.

HALKAN KA SII AKHRISO.