DAGAALKA DALKA SUDAN OO 100-MAALMOOD JIRSADAY.
(SAWIRKA)-CIIDAMADA DALKA SUDAN.
(KHARTUM)-Ugu yaraan 18-qofood ayaa lagu dilay magaaladda Umdurman ee dalka Sudan dagaalka u dhexeeyo ciidamadda Sudan iyo xoogaga gargarka deg dega ah(RSF). Tobaneeyo qofood ayaa ku dhaawacmeen ka dib markii hub culus lagu garaacay seddex dhismo oo deris ah gudaha Umdurman taaso dhacda meel u dhaw magaaladda caasimadda ah ee Khartum. Dagaalka dalka Sudan ayaa 100-maalmood jirsaday waxaane lagu dilay dad garaaayo 3,900-qofood,waxa uune dagaalka soo bilawday 15/4/23-ka,waxaane dagaalka dalka Sudan ku gurya beelay dad gaaraayo ilaa 3.3-Milyan qofood oo reer Sudan ah.
ISHA/THE GUARDIAN.