DAGAAL KA QARXAY GOBOLKA AMXAARADDA.
(SAWIRKA)-CIIDAMADDA ITOOBIYA.
(ADDIS ABABA)-Dalka Itoobiya waxaa ku nool Qawmiyado kala duwan eyna kala gedisan yihiin degaanadooda,Qawmiyadda Tigray ayaa dawladda dhexe ee Itoobiya la gashay dagaal in mudda ah socday waxaane dagaalkaasi ku naf waayey dad fara badan waxaane ku barakacay tiro intaas ka badan balse hadda dagaal kama taagna gobolka Tigray ee dalka Itoobiya. Qawmiyadda Amxaaradda ayaa hadda bilawday iney dagaal la gasho ciidamadda dawladda Federaalka Itoobiya waxaane hadda uu dagaal ka socdaa gobolka Amxaaradda.
ISHA/VOA.