DAGAAL CULUS OO KA SOCDA JILIB UNA DHEXEEYO KOOXDA ALSHABAAB.
(SAWIRKA)-HOGAAMIYEYASHA ALSHABAAB.
(JILIB)-Wararka ka imaanayo Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaayo in halkaasi uu saakay oo Sabti uu dhacay dagaal aad u xoogan una dhexeeyey laba hogaamiye oo sare kana wada tirsan kooxda Alshabaab,labada hogaamiye ee dagaalamay ayaa kala ah Axmed Diiriye oo hadda ku magacaaban shaqsiga ugu sareeyo kooxda Alshabaab iyo hogaamiyaha isaga ku kacsan lana yiraahdo Mahad Karatee,labadaan hogaamiye ayaa la soo sheegaya inuu dagaaal qaraar ku dhexmaray degmada Jilib,sababta keentay dagaalka maanta ka dhacay degmada Jilib ayaa lagu sheegay iney tahay in Horjooge Axmed Diriye amray in xabsiga la dhigo laba sarkaal oo ku hayb ah Mahad karatee.
ISHA/WARQAAD.