DADKA U DHASHAY WADAMADDA REER GALBEEDKA OO ISAGA..
(ITOOBIYA):Dagaalka sokeeye ee ka socdo dalka Itoobiya una dhexeeyo ciidamadda dawladda Itoobiya iyo Jabhadaha Oromadda Iyo TPLF-ta waxaane la soo sheegaa in dagaalka uu hadda ku soo dhaw yahay magaaladda Caasimadda ah ee Addis ababa,dawladdaaha reer Galbeedka uu ugu horeeyo Maraykanka ayaa dadkooda ugu baaqay ineey isaga baxaan dalka Itoobiya sida ugu dhaqsiyaha badan.Sida eey sheegtay dawladda faransiiska waxaa dalka Itoobiya ku sugan mawadiniin reer Faransa ah oo garaayo ilaa kun(1000)-qofood waxayna xukuumadda Faransiiska ugu baaqday ineey Itoobiya isaga baxaan 23/11/2021-ka oo eeysan dib uga dhicin.ISHA WAKAALADAHA.