SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAD LOO SOO QABTAY QARAXI SHALAY KA DHACAY….

(LONDON):Dalka Ingiriiska gaar ahaan magaaladda Liverpool waxaa shalay ka dhacay qarax lagu soo dhex qariyey Tagsi waxaane qaraxaas ku dhintay qofkii waday qarax oo saarnaay Tagsiga waxaane ku dhaawacmay wadihii Tagsiga,baarayaasha qaraxa ayaa sheegay in qaraxa ahaay mid lagu soo sameeyey guri taasoo hadda dhalisay in ciidamadda Ingiriiska ee la dagaalamo argagixisadda fiiro gaara u yeeshaan qaraxyadaan guryaha lagu soo farsameeyo,qofka weday qarax kuna geeriyooday isla goobta ayey ciidmadda amaanka ee dalka Ingiriiska magaciisa ku shegeen in la yiraahdo Cimaad Alsaleemaan waane sodon iyo laba(32)-jir balse ciidamadda amnaa ee Ingiriiska ma eeysan sheegin jinsiyadiisa qofka weday qaraxa,ilaa iyo hadda qaraxaas dhacay shalay oo axad ahayd waxaa loo soo qabtay dad gaaraayo afar qofood oo wada rag ah da’adoodana tahay labaatan(20) jiro.ISHA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.