DAD LOO SOO QABTAY DILKII..
INDIANAPOLIS.
(INDIANAPOLIS)-Booliska Indianapolis ee dalkaasi Maraykanka ayaa maalintii shalay oo Talaada ahayd waxa eey soo xireen nin looga shakiyey inuu ku lug lahaay toogasho dhacday dhammaadkii todobaadkii tegay toogashadaas ayaa waxaa ku dhintay askeri u dhashay dalka Holland waxaane ku dhaawacmay laba askero oo kale una dhasheen dalka Holland. Sahamar Duncan oo 23-jir ah ayaa ah ninka loo xiray toogashadii dhacda dhammadkii todobaadkii tegay waxaane Duncan soo qabtay booliska gobolka Indianpolis gaar ahaan qeybta loo yaqaano Metropolitan boolis.
ISHA WARKA AP.