DAD LAGU MASJID KU YAALO NAYJERIYA.
NIGERIA.
(ABUJA)-Ugu yaraan 18-qofood ayaa la dilay ka dib markii la weeraray Masaajid ku yaalo gobolka Zamfara ee dalkaasi Nayjeeriya,sidaas waxaa sheegatay warbaahinta dalka Nayjeeriya shalay oo Sabti ahayd.Denbiilayaal hubaysan ayaa rasaas ku furay goob lagu cibaadeysto taaso lagu dukanaayey Salaadii Jimcaha gudaha gobolka Ruwan Jem,sida eey baahisay warbaahinta dawladda.Lama soo sheegin dad dhaawac ah,afhayeenka booliska Zamfara Muxamad Shehu ayaan xaqiijin tirada dhimashada ee la sheegay laakinse waxa uu xaqiijiyey inuu dhacay weerarka.
ISHA WARKA AA.