DAD KU DHINTAY XEEBAHA TALYANIGA.
QAXOOTI REER AFGANISTAAN AH.
(ROME)-Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa muujinayso in xukuumadda Talyaaniga heshay digniin deg deg ah kagana timid hayadda Qaaradda Yurub u qaabilsan xuduudyada ee loo yaqaano FRONTEX digniinta ayaa ku saabsan doon ku gadoontay xeebta Crotone ee dalka Talyaaniga 26/2/23-ka taaso ahayd in laga hortago inta eysan gadoomin,doontaan gadoontay ayaa waxaa saarnay ku dhawaad 200-qofood kuwaso intooda badan ey yihiin qaxooti reer Afgaanistaan ah,waxaane geeriyooday 95-qofood oo ka mida eyna ku jiraan 35-caruur ah.
ISHA WARKA MEE.