DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DALKA….
QARAXI BURKINO FASO.
(BURKINO FASO)-Ugu yaraan 37-ruux oo shacab ayaa lagu dilay waxaane lagu dhaawacay 37-kale oo iyana shacab ah ka dib markii eey la kacday miino dhulka lagu aasay gudaha dalka Burkiino Faaso maalintii shalay oo Isniin ahayd,qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhexeyso degaanada kala ah Djibo iyo Bourzanga sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray Rodolphe Sorgo ahne godoomiyaha gobolka Saaxil ee ku yaalo xuduuda u dhexeyso dalalka Mali iyo Nijer.
ISHA WARKA AP