SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAB QABSADAY DHISMO KU YAALO DUBAI…

(SAWIRKA)-DHISMIHII GUBTAY.

(DUBAI)-Dab ayaa waxa uu ka kacay dhismo duq ah kuna yaalo magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta,dabka ka kacay dhismaha ayaa waxaa ku geeriyooday dada gaaraayo ilaa 16-qofoo waxaane ku dhaawacmay 9-qofood oo kale,sidaas waxaa sheegtay xukuumadda Imaaraatka maanta oo Axad ah(16/4/23)-ka. Qoraal ka soo baxay hayadda Difaac Madaniga ah ee magaaladda Dubai ayaa ka gaabsaday ineey bixiyaan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay dabka baabi’iyey dhismihii oo dhan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.