SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAAWOOYIN LAGU QABTAY DALKA INDONISIYA.

FARMASHI KU YAALO DALKA INDONIISIYA.

(JAKARTA)-Dalka Indonisiya ayaa helay daawooyin eey ku jiraan waxyaabo kiimikaal ah looguna talagelin bani’aadanka waxaane daawadaan eey sababtay dhimashada caruur gaareyso 99-canug sannadkaan 2022-ka,daawadaan ayaa sababtay in dhaawac culus uu soo gaaro kilyaha qofka isticmaalo sidaas waxaa shalay oo khamiis ahayd sheegay masuuliyiinta dalka Indonisiya. Dalka Indonisiya hayadda u qaabilsan la socodka Cuntada iyo Daawada ayaa sheegtay ineey dabagal ku hayso 26-nuuc oo daawa ah dawadaaso wada ah Sharoobo dawaadaan ayaa lagu daaweeyaa cudurada kala ah{Xumadda,Qufaca iyo Qabawga} tijaabo lagu sameeyey shan ka mida daawadaas ayaa lagu ogaaday iney ku jirto kiimikada ah”ETHYLENE GLYCOL” kiimikadaan ayaa loo isticmaalaa ineey ka hortagto ineeysan barafoobin biyaha lagu shubo baabuurta-SUBXAANALAAH.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.