SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAADAD KU ROGMADAY DALKA SUUDAAN.

DAADAD KU SOO ROGMADAY SUUDAAN.

(SUDAN)-Daadad xoogan oo ka dhashay roobab ma hiigaan ah oo ka da’ay dalka Suudaan ayaa dilay dad gaaraayo 75-qofood waxaane ku dhaawacmay in kale marka laga soo bilaabo bishii Juun ee sannadkan-2022-ka,sidaas waxaa maanta oo Talaado ah laga soo xigtay masuuliyiin reer Suudaan ah.Roobabka ma hiigaanka ah kana da’ay Suudaan ayaa sababay ineey dumaan guryo dhan 12,511-guri waxaane uu burbur uu soo gaaray guryo dhan 24,275-guri oo kale sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay hayadda difaac shacabka ee Suudaan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.