DAACISH LAGU QABTAY TURKIGA.
DAACISH LA SOO QABTAY.
(ANKARA)-Ciidamada amaanka dalka Turkiga ayaa qabtay 19-qofood oo lagu tuhmaayo ineey lacag siiyaan kooxda Daacish, sidaas waxaa sheegay Wasiirka Difaaca dalka Turkiga maanta oo Jimca ah. Ciidamadda Gendarmerie ee magaaladda Istanbul ayaa qaaday hawlgal hal mar ka wada dhacay sagaal gobol laguna beegsanayey 14-qofood oo lagu tuhmaayo ineey yihiin Daacish, sidaas waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Turkiga.
ISHA WARKA AA.