SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DAACISH LAGU DILAY KABUL.

CIIDAMADA AMAANKA TALIBAAN.

(KABUL)-Tan iyo markii ey kooxda Talibaan la wareegtay talada dalka Afgaanistaan waxaa dalkaasi ka dhacayey dagaalo u dhexeeyo kooxda Daacish iyo ciidamadda Talibaan oo horay u wada ahaay saaxibo la wada dagaalama ciidamada isbahaysiga uu hogaaminaayey Maraykanka,hadda uu Maraykanka iyo xulafadiisa isaga bexeen Afgaanistaan ayaa waxaa isku soo haray saaxibadii shalay oo maanta noqday cadaw iska soo horjeeda,hadaba hawlgal ey magaaladda Kaabul ka sameeyeen ciidamadda amaanka ee dalka Afgaanistaan ayaa lagu dilay laba maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Daacish waxaane la soo qabtay mid kale oo isna ka tirsan Daacish,sidaas waxaa maanta oo Isniin ah(27/2/23)-ka sheegay Afhayeenka dawladda Afgaanistaan.

ISHA WARKA ARAB.

HALKAAN KA SII AKHRI.