SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

140-MUHAAJIR OO DOON KULA DEGTAY DALKA SENIGAL.

Ugu yaraan 140-muhaajir una socday qaaradda yurub ayaa ku haftay xeebaha dalka Senigaal sida eey sheegtay Qaramadda Midoobay,dadkaan muhajiriinta ah doontii eyy la socdeen ayaa waxaa qabsaday dab ka dibne wxaa qalibantay doontii shilkaan ayaa ah kii ugu dhimashadda badnaa inta shil ee ka dhacda badaha inta la diiwaan geliyey sannadkaan 2020-ka waa sida laga soo xigtay qaramadda miodoobay. Doontaan dabaka qabsaday hadane gadoontay ayaa waxaa saarnaay muhaajiriin dhan laba boqol(200),waxayna doonta degtay markii eey ka soo dhaqaaqday magaaladda kalluumaysatada ee Mbour kuna taala koonfurta caasimada dalka Senigaal una jirta masaafa dhan 100km,dhacdadaan ayaa ahayd mid dhacday maalintii Sabida ahayd sida laga soo xigtay hayadda Muhaajiritiinta caalamaiga ah(IOM). XIGASHO RNZ.

RIIX HALKAAN