SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CRISTIANO RONALDO OO DACWAD….

CRISTIANO RONALDO.

(LAS VEGAS)-Haweneey reer Nevada ah ayaa lumisay gorgortan maxkamad ku taalo Maraykanka taaso eey ku dooneyso in maxkamadu u xukunto cayaaryahanka caalamiga ah ee kubadda cagta una dhashay dalkaasi Burtuqaalka Cristiano Ronaldo,haweneyda dacweysay Ronaldo ayaa maxkamada ka fileysay ineey u xukunto in Ronaldo siiyo ayada lacag malaayiin doolar ah kana badan seddex boqol iyo todobaatan iyo shan kun($375,000) si aamusnaan ah. Haweneydaan ayaa Ronaldo ku eedeysay inuu ku kufsaday Las Vegas sannadkii 2009-kii. Qaaliga degmada Las Vegas Jennifer Dorsey ayaa daaqadda ka tuuray dacwadii eey wadatay haweneeyda reer Nevada maalintii Jimcada ahayd.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.