SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIRAAQ:BANAANBAX LOOGA SOO HORJEEDO DILKII GEN.SULAYMAANI.

(CIRAAQ):Dalka Ciraaq waxaa maanta ka dhacay banaabax eey ka qeybgaleen kumanaan reer Ciraaq ah oo taageero kooxda hubaysan XASHDI ALSHACBI ee shiicada ah,banaanbaxayaasha ayaa muujinaayey sida eey uga xun yihiin dilkii loo geystay Gen.Qaasim Suleymaani oo ah Iraani muddo hadda laga joogo laba(2)-sano,Gen.Sulaymaani ayaa waxaa dilay diyaradaha Drones-ka ee dalka Maraykanka kuna sugan gudaha dalka Ciraaq.Gen.Sulaymaani ayaa ahaay madaxa xoogaga Qudus kana mida ilaaladda kacaan ee dalkaasi Iraan,xoogaga Qudus ayaa waxa eey ka hawgalaan dibadda dalka Iraan.ISHA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.