Ciidamo Gadooday
Magaaladda Muqdisho waxaa ka dhacay gadood ciidan eey sameeyeen askar iyo saraakiil ka wada tirsan xooga dalka soomaaliyeed waxa eeyna xirteen wada ka baxda daljirka daahsoon ilaa meel ku dhaw taaladda xaawo taako,ciidamadaan ayaa ka cabanaayo mushaar la'aan waqti dheer,ciidamaan ayaa ka hawlgala maamulka Hirshabeele degaano hoos tago,runtii waa arrin lala yaabo in madaxweynaha dalka yiraahdo dawladda waxa eey bixisaa mushaarka ciidamadda bil kasta ciidamadiina saan u gadoodaan,guusha ciidamadaan gadooday ayaa ah ineey kala wareeg yiraahdaan ciidamo ka tirsan Amison iska dhaaf koofiyo casta gacan ku gambadka ah ee fariisinka u yahay agagaarka tiyaatarka. Dad ayaa ciidamadaan ku tilmaamay in eey soo direen mucaaraddka dawladda N/N,taas waxa aan ka iri askeriga ku jira furunta dagaal oo hor fadhiyo cadawga ma aha inaan la bixin mushaarkiisa ee waa in la siiyaa bil kasta.