CIIDAMADDA TURKIGA OO QABTAY…
(SAWIRKA)-LACAGTII LA QABTAY.
(ISTAMBUL)-Hayadaha amniga dalka Turkiga ayaa ku guulaystay ineey gacanta ku soo dhigaan lacag doolar ah been abuur ah taaso gaarayso ilaa “Hal Milyaar”,arrintaan waxaa loo soo qabtay dad gaaraayo ilaa 6-qofood oo aan la sheegin magacyadooda iyo wadamadda ey ka soo jeedaan,lacagtaan la qabtay ayaa laga soo qabtay dukaan ku yaalo magaaladda Istambu ee dalka Turkiga. Hawlgal ey sameeyeen ciidamada gaarka ah ee u tababaran la dagaalanka been abuurka iyo Maandooriyeyaasha ayaa fuliyey hawlgalka lacagtaan lagu soo qabtay,hayadaha amniga ayaa sheegay in lacagtaan ey ku socotay dal Afrikaan ah balse aan la sheegin magaciisa.
ISHA WARKA ARABIC.