SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIIDAMADDA ATMIS OO SII JOOGI DOONA SOOMAALIYA.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA ATMIS EE SOOMAALIYA.

(NEW YORK)-Dawladda Soomaaliyeed ayaa maalmo ka hor waxa ey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe ka codsatay in la hakiyo bixitaan ciidamadda Atmis ee jooga dalka Soomaaliya,ciidamada ayaa loo qorsheeyey iney baxaanka dabayaaqadda bishan Sebtembar-2023-ka, DFS ayaa codsatay in ciidamadu ka baxaan Soomaaliya dhammaadka sannadka 2023-ka taaso macnaheedu yahay in ciidamadu sii joogaan Soomaaliya,hadaba arrintaan ayaa war cusub ka soo baxay kaaso sheegaayo in wadamadda ciidamadda ey ka joogaan Soomaaliya ee kala ah Burundi,Ugandha,Kenya Itoobiya iyo Jabuuti iney taageereen codsiga Soomaaliya sidaasne ey ciidamadu ku sii joogi doonaan Soomaaliya ilaa 31/12/23-ka.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.