SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIIDAMADDA AMAANKA TURKIGA OO DHEGAYSTAY…

SAWIRKA SOYLU IYO DHIGIISA FAESER.

(ISTANBUL)-Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Turkiga Suleyman Soylu ayaa shalay oo Khamiis ahayd sheegay in ciidamadiisa amaanka dhegaysteen wada hadal u dhexeeyey Safiir ka tirsan Midawga Yurub (EU) iyo sarkaal sare oo ka tirsan Mucaaradka dalka Turkiga,arrintaan ayaa tilmaameyso in Ankara ey basaasto wadamadda la xulafadda ah. Soylu ayaa sheegay inuu la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkasi gudaha bishi Nofembar-2022-kii,Soylu ayaa taariikhdaas waxa uu la kulmay dhigiisa Jarmalka Nancy Faeser taaso muujinayso in ciidamadda amaanka dalka Turkiga ey dhegaysteen Safaaradda Jarmalka.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.