SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIIDAMADDA AMAANKA OO SOO QABTAY…

DHAGAR QABE KA TIRSAN ALSHAAB OO LA SOO QABTAY.

(MUQDISHO)-Hayadaha amaanka ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay dhagar qabe la sheegay inuu qarax bambaano ku weeraray bar ey ciidamadda amaanka kaga sugnaayeen degmada Hodan ee gobolka Banaadir,dhagar qabahaan ayaa la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaab waxa uuna bambada ku tuuray ciidamada amaanka ee fadhiyey xaafadda Jaamicadaha,dhagar qabaha ayaa isku dayey inuu orod kaga baxsado ciidamada balse ciidamadda ayaa soo qabtay dhagar qabaha.

ISHA WARKA ALLBANADIR.

HALKAAN KA SII AKHRISO