SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

CIIDAMADA ISRAEL OO GALAY ISBITALKA SHIFA’A.

(SAWIRKA)-SHIFA’A.

(GAZA)-Sida ey warbaahinta caalamka maanta oo Arbaca ah(15/11/23)-ka baahisay ciidamadda difaaca Isra’iil ayaa waxa ey gudaha u galeen Isbitaalka AL-Shifa’a ee magaaladda Gaza waxa eyna ciidamadu baarayeen qololka iyo qeybaha hoose ee Isbitaalka AL-Shifa’a sida laga soo xigtay goobjoogayaal,arrintaa ayaa waxa ey soo gabagabeysay go’odoomin qaadatay muddo maalma ah taaso sababtay in caalmka oo idil ey ka qeyliyaan. Isbitaalka AL-shifa’a ayey ciidamadda difaac Isra’iil waxa ey rumaysanayen in guduhiisa ey ku jireen dagaalyahano ka tirsan Xarakadda Xamaas halkaasne ey ka soo weerari jireen ciidamada difaac Isra’iil tan iyo markii ey bilaabeen weerarka dhinaca dhulka ah.

ISHA/VOA.

HALKAN KA SI AKHRISO.