CAYAARYAHAN MBAPPE OO NOQDAY…
CAYAARYAHAN KYLIAN MBAPPE.
(ANKARA)-Sannadkii ina dhaafay ee 2022-ka waxaa dhacay dhacdooyin waa weyn oo dhinaca kubadda cagta ah kuwaaso soo jiitaya indhaha dadka daawado cayaarta kubadda cagta,waxaane dhacdooyinkaas ugu weyn koobka kubadda cagta adduunka oo lagu qabtay dalka Qadar-2022-ka kaaso ku dhammaaday si guul ah. Inta uu socday koobka kubadda cagta adduunka ayaa waxaa si cad uga dhex muuqday xidigo caalami ah sida Mbappe iyo Messi,labadaan cayaartooy ayaa si aad ah waxa eey uga dhex muuqdeen kulankii kama dambaysta ahaay ee dhexmaray dalalka Farasiiska iyo Argentin waxaane kulankaas ku guulaystay xulka kubadda cagta dalka Argentin oo hadda ah horyaalka adduunka ee kubadda cagta.
ISHA WARKA AA.